caawiye app 对比 hanuuniye 的使用情况和统计数据

Caawiye App waa madal su'aalo iyo jawaabo u ah bulshada afka Soomaaliga ku hadasha ayadoo u sahlaysa dadka iyo ardayda in ay su'aalo waydiiyaan kana jawaabaan mawduucyo kala duwan. Caawiye Question and Answer waa goob su’aalo iyo jawaabo ah oo aad wax ku weydiin karto ama aad ka jawaabi karto su’aal, oo aad la wadaagi karto aqoontaada. looguna talagalay dadka xiisaha u leh ee raba inay wax badan ka bartaan adduunka mawduucyada sida cashirada schooka, jaamacadaha, sayniska, farshaxanka, ganacsiga, dhaqaalaha, siyaasada iyo dhaqanka. Astaanta udub-dhexaadka u ah abka waa xog-ururin ballaadhan oo su'aalo iyo jawaabo ah, oo daboolaya mawduucyo kala duwan, oo ay ku jiraan manhajka waxbarasho. Waa meel fiican oo aad jawaabaha uga heli karto dhammaan su’aalaha ka gubanaya, ama aad wax badan uga barato mawduuc aad xiisaynayso. Caawiye app waxa kale oo ku jira dhowr astaamood oo gaar ah si ay uga caawiyaan isticmaalayaasha inay ku xidhmaan oo ay la macaamilaan kuwa kale. Tusaale ahaan, abka waxa ku jira nidaam kooxeed u oggolaanaya isticmaaleyaasha inay ku biiraan ama abuuraan Group guud iyo kuwa gaarka ah labadaba, taasoo u sahlaysa inay ku xidhmaan kuwa kale ee ay wadaagaan danahooda. Intaa waxa dheer, abka waxa uu leeyahay nidaam farimo ku dhex dhisan oo awood u siinaya isticmaaleyaasha in ay wada sheekaystaan, Tilmaamaha kale ee xiisaha leh ee Caawiye app waa su'aalihiisa ra'yi ururinta (poll), taas oo u oggolaanaysa isticmaalayaasha inay ururiyaan fikrado iyo faallooyin mawduucyo kala duwan oo ka yimaada isticmaalayaasha kale. Caawiye waa ka badan yahay madal su'aalo iyo jawaabo ah oo kaliya. Waa abka ujeedo badan leh oo ay ka buuxaan astaamo loo habeeyey si kor loogu qaado wax soo saarkaaga, waxbarashada, iyo korriinka naftaada. Astaamaha caawiye app weydii su'aal hel jawaab abuur ama ku biir groups ka jawaab su'aalo oo la wadaag aqoontaada bulshada caalamka la sheekeyso oo fariin is dhaafsada isticmaalayaasha (chat with users) Story Status: La wadaag cusboonaysiinta, fikradaha, iyo daqiiqadaha iyada oo loo marayo sheekooyin gaagaaban status oo soo jiidasho leh oo u muuqda isku xirkaaga. Sifooyin cusub ee lagu daray appka Liisaska Hawlaha & La-qabsiga: Ku habbee maalintaada hawleed. Xusuusin: Qor fikradaha, xasuusinta, ama wax barasho markaad socoto. Koorsooyinka LMS: Hel macluumaadka waxbarashada iyo koorsooyinka khadka tooska ah ee loogu talagalay inay kaa caawiyaan inaad u koraan tacliin ahaan iyo xirfad ahaanba. Maamul Jadwalka: Si fudud ula soco dhacdooyinka muhiimka ah, xiisadaha, iyo hawlaha adigoo jadwaleesanaya. Aaladaha Islaamka: Xisaabiyaha Sakada: fududee xisaabinta sakada. Tasbih Counter: La soco Dikrigaada tasbiixda. 99 Magac ee Alle (Asmaul Husna): baro oo ka fakar magacyada Alle ee quruxda badan. Adkar maalinle ah: ku xooji iimaankaaga ducada subax iyo galabba. keyword Erayada muhiimka ah lagu raadin karo: caawiye, su'aal iyo jawaab, bulsho, aqoon, Note, xasuus qor, tasks, howlaha, wardi, tasbiix, sakada, jadwal, asmaaul xusna, magacyada alle, adkaarta, jadwal waxbarasho, schedule,waxbarasho, arday, dugsiga sare, shaqo-guri, daraasad, khabiir, dood, iskaashi, somali community, horumarinta shakhsiyeed, dhacdooyinka hadda, wararka, dhaqanka, tignoolajiyada, kombiyuutarada, sayniska, dunida dabiiciga ah, tacliinta, hiwaayadaha, shaqo, somaliblogger, somnest, iwm.
  • Apple 应用商店
  • 免费
  • 教育

商店排名

- -

Hanuuniye App is an online learning application that will be used by students who wants quality education both youth and adults. This application is free, you just download the application and you can use it wherever you are. This service makes it easy for you to learn easily at all levels of education. You can also ask the question you have and also easily, and you will get the answers that have been answered to you in a short time, the questions will be answered by various teachers.
  • Apple 应用商店
  • 免费
  • 教育

商店排名

- -

caawiye app与hanuuniye排名比较

对比 caawiye app 与 hanuuniye 在过去 28 天内的排名趋势

排名

没有可用的数据

caawiye app 对比 hanuuniye 的排名,按国家/地区比较

对比 caawiye app 与 hanuuniye 在过去 28 天内的排名趋势

无数据可显示

通过免费试用版比较任何网站

开始使用
caawiye app VS.
hanuuniye

十二月 23, 2024